Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyey Xildhibaam James Carver oo ka tirsan mudaneyaasha Baarl amaanka Midowga Yurub ugu jira dalka Ingiriiska, ayaa lagu marti-qaaday Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, waxaana ka qayb-gali doona wufuud beesha caalamka ka kala soco ta.Xildhinaan James Carver oo qoraal uu qabsoomidda shirkan ku shaaciyey ku baahiyey bart a Twitter-ka, kaas oo uu ku sheegay inuu ku faraxsan yahay qaban-qaabada shirka iyo inuu m a rti-qaado Wasiirro ka tirsan Somaliland iyo Ururrada bulshada. Xildhibaankan ayaa dabayaaqada sannadkii hore fadhi baarlamaanka
Midowga Yurub kaga do oday Aqoonsiga dalka Falastiin, waxa uu dood ku
saabsan aqoonsiga Somaliland. Shirkan ayaa ku soo beegmaya xilli wasiirka Arrimaha Dibedda Maxamed
Biixi Yoonis la filayo inuu war bixin ku saabsan qadiyadda aqoonsiga
Somaliland ka jeediyo fadhi baarlamaanka Yu rub yeelan doono
badhtamaha bishan oo lagu marti-qaaday, sida uu Wasiirku u
xaqiijiyey War geyska HIMILO dhowaan.
|