Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiiska

 


Hargeysa (TNN) :-Somaliland iyo Taiwan oo kala sexeexday Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibbedda Somaliland ahna ku simaha wasiirka Muda ne, Libaan Yuusuf Cusman ,ayaa maanta si rasmi ah ula sexeexday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Mudane: Joseph Wu, Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka Somaliland iyo Taiwan.

Sidoo kale Waxa Goob joog ka ahaa Sexeexa Heshiiska, Wasiirada Caafimaadka ee Somaliland iyo Taiwan.Heshiiskan oo ku saabsan horumarinta caafimaad ayaa waxa uu qayb ka yahay iska ashiga iyo xoojinta xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan