Sixitaan Ogeysiis: Shir loogu baaqayo Bulshada Sacad Muuse ee ku dhaqan Norway (gaar ahaan Oslo iyo inta ka ag-dhaw)

 


Waxa la ogeysiinaya bulshada waynta Sacad Muuse ee ku dhaqan dalka Norway in shir lagu taa geerayo baaqii shirka Geed-deeble ee beesha sacad muuse ee uu ku baaqay sulaadaanka guud, lagu qaban doono magaala- madaxda Oslo.

Wax ajanda ah oo laga hadlayo oo aan ahayn Shirka salaadiintu ku baaqday in la taagero ma jirto.


Goorta: Sabtida 25.5.2013, Saacadda: 16.00
Goobta: EBBELS GATE 1, 1877 Oslo
Allaa Mahad leh, wakhtigana ha la dhawro.


Guddida qabanqabanqaabada

Ahmed Abdullahi Obsiiye Guddoomiyaha Jaaliyadda Beesha Sacad Muuse ee Norway
Mohamed cige cute
Jama Ali Gurey Osman
Ismail Mohmed Caduur
Ahmed Osman
Mohamed mohamud Adan ( Liinan)
Sh. Mohamud Abdillahi ciise
Abdilqadir Awaale (john)
Mohamed Yusuf Gulaid
Cise Faarax Elmi


Ilaah baa mahad leh, wa billaahi tawfiiq
 


Qoray
Jama Ali Gurey Osman
Oslo, Norway