Shirweyne UDUB UK

 


 

Waxa dhammaan la ogeysiinayaa xubnaha iyo taageerayaasha UDUB ee UK in  gud diga fulinta ee UDUB UK oo shir yeeshay 17/04/2010 ay go'aamiyeen in la qabto  sh irweyne ah dhoolatus iyo wacyi galin dadka lagu baraarujinayo taageerada Xisbiga UDUB la siinayaa ahamiyadda ay Dalka Soomaalilaand iyo dadkaba u leedahay.

Shirka waxa lagu qabanayaa galbeedka London marka ay taariikhdu tahay,

Axad 25/4/2010.

Cinwaanka goobta shirkuna waa sida soo socota:

95 Pramford Road,
Shepherd Bush
London W12 7DE


Shirka waxa la bilaabayaa: 4.30 Galabnimo.

Waxa laga codsanayaa bahweynta UDUB UK, haddii ay tahay Gobolada iyo Londonba inay waqtiga ilaaliyaan.

Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala soo xidhiidh:



Maxamed Aw Daahir
Tel: 07541131411

Cabdiramaan Sh.Xuseen

Tel: 07956984699

Siciid Xasan Biixi

Tel: 07944064047

Mahdi Jaamac Rooble

Tel: 07947802535

 



Amaano Allah iyo kulan wanaagsan