Shirweynaha Laa'anta Harrow and Bent ee
Xisbiga Waddani

 

London (TNN) :- Waxaa xalay sabti dii 30/7/16 lagu qabtay xaafada Ealing Harrow xaflad a la gu Dardar gelinayo sidii loo horumarin lahaa laamaha Harrow Iyo Bent ee xisbiga Wad dani U K .Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen xubnaha gudiga ee laa,antaasi .

Furitaankii Aaydaha quraanka ah Waxaa xaflada furay gudoomiyaha Harrow and Bent Marw o Faaisa Cabdi Bahal oo ka waran tay Ujeedada shirkan waxayn tidhi mahadnaqayaa ka dib m unaasabadani waxay daba socotaa goaankii gudiga sare ee UK ee ahayd in la qabto shir wey naha laamaha UK Iyo Weliba taageerayaasha ku soo biiray xisbiga Waddani oo a anu ku soo dheynayno laa'anta Harrow .xogahayaha Waddani Uk Md Mohamed Carab ay aa isna ka war amay sida habsamida leh ee ay laamaha xisbigu ugu tartamayaan horumar ka xisbiga Wadd ani . Dad Aad badan ayaa halkaas ka hadalay oo aanan qoraal ku soo gud bin karin waxaan se ka soo qaadanayaa Marwo Caasha Ali Maraykan oo ah Xoghayaha Qurba jooga ee xisbiga Waddani oo xalay ku dhawaaqday in xisbiga dhaqaalihii la saddex laabo Isla goobtan kaga yaboohday inay bixinayso $1000 US Dollor. Maanshaa Alaah .

Gudoomiyaha garabka Haweenka marwo Farduus Hamshool ayaa iyan noqotay qof kii lab aad ee ku yabooha $1000. Gudoomiyaha Xisbiga Waddani UK ayaa ka war bixiyay marxal ada ma anta xisbigu marayo Iyo sida habsamida leh ee ay laamuhu u filiyeen goaankii gudi ga UK Ad ana ugu mahad celiyay gudoomiye faisa Iyo xubnaha laa'anta Harrow and Bent. Waxa xafla da joogay marti sharaf ka sookicitimay wadamo ka mid ah qaarada yuru sida: gudoomiyihii hore ee dalka Denmark Axmed Aw Diriye ,Gudoomiyaha garabka Hawrenka ee dalka Germany Marwo Maryan Ahmed Ali Iyo Gudoomiyaha. Garabka Haweenka ee da lka Sweden Marwo Amin Ali .sidoo kale Waxaa lagu soo dhaweeyay Xubnaha cusub ee ku soo biiray xisbiga Wa ddani .Waxaa shirweyenahaas lagu magacaabay Gudoomiyaha cus ub ee laa'anta Harrow and Bent Marwo Shugri Ciise Cawar 2 Gudmoiyaha dhaqaalaha Ilha an Cali Fidhin 3. Afhayeen Juweyriya Cabaade .Ugu dambeyn tii Waxaa soo afmeeray xafl adaasi marwo Fadumo siciid oo ah la Taliyahay Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee Arim aha dibada. Marwo Fadumo waxay ugu horeyn ay beenisay war.

Dhawaan ay war baahintu ku sheegtay in ay is casishay waxayn tidhi Waa sheekadii daci ifka ahayd ee kulmiye qori jiray iskama casilayo xisbiga kana bixi maayo Waxaan ahaanay aa qof ka ugu dambeeya ee quful ka ku soo xidha hadaabay dhacdo sidaa ku biyo caba. Marwo Fadu mo waxay u soo jeedisay dhamaan hawladeenada xisbiga gudaha Iyo dibada in waqtigii doirs hada ay ka hadhay mudo 8 bilood ah guntigan dhiidhiyay lay kaga dhigo Arin Iyo adduunba . Gabagabadii xafladaasi waxay ku soo biyo shubantay guul farxada qalabi furan wada shaqe yn gacmo wadda jirtay Waxa ku qabtaan .Afhayeenka laa'anta Harrow and Bent Marwo Juw eyriya Cabaade