Shirweynaha Guud Ee Beesha Subeer Awal oo Lagu Qaban Doono Toronto Canada

 



Waxaa La Ogeysiinayaa Dhamaan Beesha Subeyr Awal Ee Degan Toronto Iyo Nawaa xigeeda Iney Ka Soo Qayb Galaan Shir Weyn Oo Lagu Qaban Doono;-

Radisson Hotel Toronto East

55 Hallcrown Place Toronto (HWY 401& Victoria Park)

Saturday Jun 21/2014, Saacaddu Markey Tahay

5;00 Pm – 12;00 Am (wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh )

1. Shuaib Abdilaahi Hussein Tel;- 416-903-1120
2. Abdikarin Muuse Maygaag Tel;- 647-999-2366