WAR-SAXAAFADEED

 

 

UJeedo: Wargelin

Shir uu isugu yeedhay maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2014 Madaxweynaha Somaliland Xubnaha Golaha Hoggaanka Xisbiga, kagana codsaday in shirkii Gola ha Dhexe ee mudadiisu ku ekayd maanta oo ah 24/06/2014 dib loo dhigay muda da lagu jiro Bisha Ramadaan.

Sidaas darteed, Xubnaha Hoggaanka ku joogay intooda badan (majority), waxa y ka aqbalee n madaxweynaha codsigaas isaga ah.

Waxaanay go’aamiyeen in shirka dib loo dhigo illaa inta lagu gudo jiro bisha Ram adaan, lana qaban doono 05/08/2014.

 

Allaa Mahad Leh

Xasan Siciid Yuusuf

Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye