WAR-SAXAAFADEED


 



Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye oo dhici doona 31/03/2013, ahna maalin Axad ah, kana dhici doona Huteelka Maansoor ,markay saacaddu tahay 9:30 subaxnimo, shi rkaas oo socon doona hal maalin.


Mar labaad dhammaan Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye waxaan ku adkayna ynaa inay ka soo qayb galaan shirkaas oo aanay ka maqnaan.
 

 


Allah Mahad Leh.


Md. Mustafe Maxamed Yoonis (Mustafe Waxdad)
Xoghaya Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye