Shir Weyinhii koobaad
Ee Xisbiga WADDANI Oo
Maalintiisi Labaad Galay
Hargeysa (TNN) :- Shir weynihii koobaad ee Xisbiga WADDANI oo
maalintii shalay ahayd si rasmi ah looga furay maga alada Hareysa
ayaa saaka galay maalintiisii labaad ,waxaanu hadda shir-kaasi dib
uga furmay huteelka maansoor ee magaalada Hargeysa.
Shirka ayaa ka duwan kii shalay waxaan maanta lagu soo badhigay
qorshe siyaasadeed Xisbiga W ADDANI uu ku geli-doono doorashada fooda
inagu soo haysa,iyadoo ay xusid mudantahay in dham maba dadka ka soo
qayb-galay shirk aasi loo qaybiyey buuga liimiga ah ee ku qoranyahay
barmaaji siyaasadeedka Xisbiga mucaaradeedka tunka ee WAD DANI.
Xisbiga WADDANI ayaa shirkan maanta ku casuumay xubno lag soo xulay
bulsha weynta reer som aliland,kuwaas oo iskugu jira aqoonyahano wax-garad
iyo hadlddorka kale ee lagu tuhmayey in ay wax-ku kordhin karaan
barmaamij siyaasadeedka Xisbiga WADDANI.
Xoghayaha Arimaha debad Dr Maxamed Cismaan Fadal ayaa ka haddlay
nuruxka kooban ee uu xan baarsan yahay b armaamji siyaasadeedka
Xisbiga WADDANI,waxaanu ugu baaqay aqoonyahankii ka soo qayb-galay
in ay akhriyaan oo ay wixii ay ku soo kordhinayaan ay ku soo
kordhiyaan,isla markaana ay ka saxaan wixii ka qaldan.
Dhanka kalena waxa shirkan gar-daadinayey oo guddoomiyayey ,Guddoomiyaha
dhawaan loo cale emo saaray xisbig a WADDANI Md. C/qaadir Jirde.
|