Shir u qabsoomay Beesha Sacad Muuse oo lagu qabtay Bristol,UK

 

Marka hore waxaan salaamayaa dhammaan Saxaafada xorta ah iyo Shacabka Somaliland eeXorta salaam ka dib.

Waxaa maalintii shalay ahed ee Taariikhriikh aheyd 23/08/2014 waxaa magaalada Bristol ka qabsoomay ama ka dhacay shir si heer heer sare loo soo agaasimey si wanaagsan shi rkaa oo ahaa shirka waxaa lahaa beelweynta Sacad Muuse ee ku dhaqan carliga ingiriis ka kaa oo u jeedadiisu aheyd sidii loo Qaban lahaa shir weyne loo dhan yahay dhamaan beelweynta Subeer Awal waxaana laysla qaatey ama laga soo saarey Gudi Qabanqaabo taas oo soo qaban doonta shirweyne loo dhan yahay waxaanu ku soo gaba gabooby duc o iyo jawi wanaagsan oo farxad leh waxaana goobtaas hadalo dardaaran waano ka soo jeediyey odayasha iyo aqaan yahanka beesha kuna dheeraaday isku duubnaanta beesha kana digey kale qaybsanaanta beesha waxay aad iyo ugu dheeraadeen isku duubnaanta in la ilaa liyo hada waan halka ka daawataa qaar mida sawiradii Daawo


wa bilaahi towfiiiq
By Axmed Aadan Mooge