Ogeysiis: Shir loogu baaqayo Bulshada Sacad Muuse ee ku dhaqan Norway (gaar ahaan Oslo iyo inta ka ag-dhaw)

 

 


Waxa la ogeysiinaya bulshada waynta Sacad Muuse ee ku dhaqan dalka Norway in shir lagu taageerayo baaqii shirka Geed-deeble ee beesha sacad muuse ee uu ku baaqay sulaadaanka guud, lagu qaban doono magaala- madaxda Oslo.
Hadaba waxaa loo baahan yahay in shirkaas laga soo qaybgalo sidii aan u muujin lahayn wixii talo iyo tusaale ah ee inagala gudboon. Waa mark ii u horreysay taariikgda dhaw (mer enn 50 år) beeshu ay yeelato shirweyne ay danaheeda kaga arrinsato. Waana shir beeshu u baahanayd markaad eegto marxalada hadda ka jirta dhinacyo badan sida:
Deegaamadoodii
Isu-xidgnaanta dhexdooda
horumar-la'aanta deegaamadooda
arrimaha siyaasadda
Goorta: Sabtida 25.95.2013, Saacadda: 16.00
Goobta: EBBELS GATE 1, 1877 Oslo
Allaa Mahad leh, wakhtigana ha la dhawro.
Guddida qabanqabanqaabada
Ahmed Abdullahi Obsiiye Guddoomiyaha Jaaliyadda Beesha Sacad Muuse ee Norway
Mohamed cige cute
Jama Ali Gurey Osman
Ismail Mohmed Caduur
Ahmed Osman
Mohamed mohamud Adan ( Liinan)
Sh. Mohamud Abdillahi ciise
Abdilqadir Awaale (john)
Mohamed Yusuf Gulaid
Cise Faarax Elmi
Ilaah baa mahad leh, wa billaahi tawfiiq

Qoray
Jama Ali Gurey Osman
Oslo, Norway