Shir ku saabsan hirgelintra Gudiga ictiraaf
raadinta Holland




 

xalay oo ay taariikhdu 20-2-2016 waxaa ka ka qabsoomay wasdanka Holland shir. Kaasi oo ku saabsanaa sidii looga arrinsan laha
sameynta gudiga ictiraaf raadinta, shirkaasi oo ka qabsoomay malaalda Utrecht waxaa lagu soo dhaweeyey Gudoomiyaha qurbo-
Joogta , mudane Abdi Abdillahi. Falaqeyn dheer ka dib waxaa la iska gartay qodobada soo socdaL:-

1-In soo xulusta Gudiga Ictiraaf raadinta loo sooro gudi ka Kooban Guurtida Jaaliyada . kuna soo dhamaameyn mudo 7 casho gudahood ah.

2-Isla goobtaasi waxa la isla gartay in la sameeyo Gudiga Abaaraha, Waxaana markiiba lagu sameeyey Gudgiga Abaaraha iyo wakiilada
ka kooban gobolada dadlka oo qaar ah. Magacyadoodiina wa sida hoos ku qoran:-

Gudiga Guuritda

1- Maxamed Yuusuf Buux Gudoomiye.
2- Axmed Cabdi Xudhuun G/kuxigeen.
3- Cabdi Xirsi Xubin.
4- Xasan mataan Xubin
5-Aniisa Elmi -do-
6-Mawliid Mohamed Farah xubin
7-Maxamed Jaamac Sanweyne Xubin.

Wakiilada Gobolada Qaar.

1- Dheereye (Nagiib) Den-Haag.
2- Ismaciil Mahamed (Boodbood) Overijsel
3- Abdirisaq utrecht
4- Axmed Caydiid (Deryeel) Groningen
5-Mawliid Mohamed Farah Emmen.
6- Cabdi Mohamed Yuusuf Noord-Holland.

Sida iyo wada shaqeyn wanaagsan,

Maxamed Yuusf Buux
Gudoomyaha Guurtida Holland.