shir ay si wada jir ah u soo qaban-qaabiyeenSomaliland Mission in
Holland iyo Hayada PPL CO aya ka qabsoomay maanta magalaada Den-haag
ee dalka Nederland.Hayada shirka
marti galisay oo ay shaqeedu tahay iany miisaanka saarto sababta
wadamada aan ictira afka hayasan loo aqoosan waayey sida Somaliland
oo kale. waxa lagu soo martiqaaday khu baro aqoon dheer u leh ka talo
bixinta dhibaatada ictiraaf laanta ah iyo caqabadaha ka
ho r-jooga.Shakhsiyaadka miisaan culus laha ee ay soo qayb galay waxa
ka mid ahaa:-
1-Tom Van Zwart International law
2-Harry Van Bommel Ex-parlementaire, Hadana u ololeeya Falastiin iyo
kurdida.arrintooda ila U.N ta. gaadhsiiyey
3- Mdaxa Hayada PPLCO. Oliver
Waxay 3da khabiiir si fog uga warameen inaan ictiraaf lagu helin
kaliya ha nala ictraafo laakiin loo bahan yahay in dawladda
somaliland u soo ban baxdo oo soo bandhigto, xayeysiinta
am iib-geynta in aduunayad laga dhaadhiciyo iyo hollandba qadaiyada
somaliland, waayo bay yidhaahdeen waxa jira caqabada farabadan oo u
baahan in si dhab oo waajaho. Waxay ballan qaadeen hadii arrinta
somaliland si hufan ula wado inay mudo 2sanadood ah meel saari doona.
ka dib markii ay ku qanceen xaalada somaliland.
Khudaradaasi oo hore wax xog ah uga haysan Xaalada dhabta ah ee
somaliland. Arrintaasi oo maanta bilaw ah halkaa ayanu ka sii wadi
doona ilaa aanu meel fiican isla gaadhno.
gun iyo gabagabo, somaliland waxay ku yeelatay wadanka Holland
saaxiibo la hawl gali doona .
Alla mahdad leh.
Somaliland Mission In Hollnad.
|