Shan Qof Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley

 


Maydadka shantan qof ayaa la dhigay cusbitaalka Guud ee Magaalada Gabiley halka lab ada ruux ee.......


Gabiley (TNN)- Shan qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo gala bta abaara 5:00 galabnimo ka dhacay duleedka Magaalada Gabiley.

Shilkan oo uu Sobobay isku dhac laba baabuur oo kala ah nooca jaadka aaada ee loo yaqaano 4.5-ka oo ay lahayd shirkada Jaadka ee gaafane iyo baabuur nooca Garanda ha loo yaqaano ah oo siday dad rakaab ah.

Maydadka shantan qof ayaa la dhigay Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Gabiley halka la bada ruux ee dhaawaca ah lagu daawaynayo isla cusbitalkaasi Ilaa Hada Lama Garana yo Magacyada iyo wajiyada dadka maydka dh qaarkood oo aan la aqoonsan karin Wa jiyadooda.

Dadwayne Tiro Badan Ayaa Buux Dhaafiyey Gudaha Cusbitaalka Iyada Oo Dadwaynuhu Aad Uga Tiiraanyeysanyihiin Shilkan Naxdinta Leh Ee Galabta ka dhacay duleedka Magaal ada Gabiley.

 


Guuleed Yare
Timacade News Desk
Gabiley,Somaliland