Sawiraddii Cabdul Casiis Samaale oo London booqasho ku soo gaadhay

 

Gudoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Golaha Wakiilada Qaranka Somaliland Cabdilcasiis Samaale oo London booqasho ku soo gaadhay kana qayb gali doona shirka KULMIYE ee London.

Waxa saaka gegada dayuuradaha”Gatewick” Caalamiga ah Cariga Ingriiska ee London ka so dagay Gudoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiilada Qaranka Somaliland Mudane ” Cabdulcasiis Samaale”. Waxa gagadaa dayuurada Gatewick ku sugayey kuna so dhaweyay qurba jooga kulmiye UK oo uu horkacayey Xogahaya Arimaha Dibada xisbiga kulmiye ee Qaranka Somaliland Dr.Maxamad Cabdillahi Cumar waxana ka mid ahaa gudoomiyaha UK/Yurub Ibrahim Hussein.

 Gudoomiye-Ku- Xugeenka Cabdi Dahir Cabdi Bacaw, Xidhiidhiyaha UK Axmad Cadare Iyo xubno ka tirsan Gudida Westlondon IyoXubino kale oo ay ka mid yihiin Odayaasha UK sida Maxamuud Cabdi cali Ducaale Iyo qaar kale oo badan.

Samaale oo London booqasho ku soo gaadhay

Bidixda ka Bilow 1) Gudoomiyaha Uk/Yurub Ibrahim Hussein, 2) Xubna Westlondon3) Gudoomiye Ku -xigeenka Uk Cabdi daahir Cabdi Bacaw 4) Gudoomiye-Ku-Xigeenka Kowaad Golaha Wakiilada Cabdulcasiis Samale 5) Cabdi Cali Xubin Gudida Westlondon 6) Odayada Magaalada Uk Maxamuud Cabdi Cali Ducaale 7) Xoghayaha Arimaha Dibada Kulmiye Qaranka Somaliland Dr.Maxamad Cabdillahi Cumar
 


Wa Billahi tawfiiq

Gudoomiyaha Yurub/UK
Ibrahin Hussein