Sanad Guuradii Sagaal Iyo Tobnaad Ee Ciidanka Qaranka Som aliland Oo Ku Began Maalinta Barri Ah Iyo Taliye Jidhif Oo Hambalyo U Direy
 

 

 


Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland waxa uu ALLE ka baryayay in ciidanka qaranka iyo xaa sask ooda inay sanadkan sanadkiisa ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo,



Hargeysa (TNN)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Gen. Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jid hif) ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray Ciidmadda qalabka sidda ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, munaasibadda sanadguuradda 19 awgeed ee ka soo wereegtay maalintii la aas aasay ciidanka qaranka Somaliland, taas oo ku began maalinta bari ee ay bishu tahay Febw ari labadeedda.

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland waxa uu ALLE ka baryayay in ciidanka qaranka iyo xaa saskooda inay sanadkan sanadkiisa ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo, waxana uu shee gay in uu Ciidanka u rajeenayo Caafimaad qab iyo cimri dheer.

Taliyihu waxa uu sidoo kale sheegay in uu ciidanka xanuusanaya ama buka uu ALLE uga bary ayo in uu caafimaad waara siiyo kuwa ladana uu u siyaadiyo.
 

 

 


Cali-mahdi Cismaan Axmed
Timacade News Desk
Hargeysa Office