Sanad Guurada koowaad ee Naadiga Akhriska Timacadde oo ku Beegan 24-09-2010

 


Naadiga Akhriska Timacadde (Timacadde Readers Club (TRC) waxa uu kugu Marti qaadayaa ka  s oo Qayb galka Sanadguurada Kowaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii Naadiga oo lagu Qaban  do ono Hoolka Dhakhtarka ee Magaalada Gabiley Maalinta jimcaha, habeenimada Sabtidu soo  galay so.

Naadiga Timacadde oo u taagan dhiirigalinta Akhriska iyo Qoraalka iyo kor uqaadida Hamiga  Dha linyarada,.



Naadigu waxa uu soo bandhigi doonaa Barnaamij ku saabsan Waxqabadkiisii Sanadkaasi iyo  Himi looyinka Fogfog ee Naadigu hiigsanayo.



Timacadde Readers Club (TRC) waxa uu dhiiri galinayaa Cid kasta oo jecel inay Wax akhrido, Buug Soo bandhigto, kana qayb qaadato wacyi galinta Dhalinyarada iyo Dhaqanka Suuban.



Kasoo qayb galkaagu waa muhiim.


 


Mustafe Future

TRC Coordinator
timacaddereaders@hotmail.com.