SALAAN SHARAFLEH IGA QAADA AKHRISTA YAAL IYO SAXAAFADABA ASALAAMU CLAYKUM

 


Waxaan salaamayaa saxaafada iyo wartabiye yaasha somaliland oo dhan iyo  sha cbi waynaha sumcada leh ee is jecel.

intaas ka dib, waxaan liqi kari waayay ninka la yidhaa Sufyan Omar Sufyan  dacaa yad uu is leeyay ka faafi Sanwaa oo ah nin aan hore uga hadlay inaan jeclay  maqa aladiisa. Hadaba ninkan sita magacan layaabka leh ayaa muwaadin xor ah oo  Xisb iga UDUB ee uu taageersan yahay difaaca ku suntaaya nin qabiiliya taasina waa taan rabo inaan cadeeyo.


Dalkan Canada waxa jooga niman badan oo reer sheekh isaxaaq ah raga ay  Sanw aa wada xidhiidhaan isku beel maaha waa niman dagan Hargeisa Galbeedkeeda aad sheegatay Abu Sufyanoow waxa taas ka daran Sanwaa cida uu raaci jiray   Hargei sa waa dad cid kasta leh waxaan xogtan ka helay nin la Yidhaa Saeed Mursal  Absii ye oo ay Addis Ababa wada joogeen Sanwaa mudo 3 sano ah khaasatan Yasin  Ho tel hudheelka la yidhaa waxa ninkaas Siciid ilaahay khayr ha siiyee waxuu noo  she egay oo uu yidhi Sanwaa waa nin kaftan iyo maad miidhan ah balwadna u leh Wax akhriska, waa nin aan qaloon oo hadaa maanta is barataan aan kaa qaloonayn oo markiiba ku badalaya isna kaa jeclaysiinaya sida uu kolba kuugu saarayo sheeko layaab leh oo ku salaysan dhacdooyin jiray iyo qaar uu ka alifo bulshada  dhexdeed a .

Daba galka shaqsiyada Ninkan ina Cumar Yare waxa igu kalifay ninkan suufiga ah ee yidhi H Jeclo ma ihi ee waa lagaa shidi bal dadka hadaba hadalkaagii dabaduu kaaga soo baxee usoo bandhig halka uu kusoo hadal qaaday magaca H Jeclo anigoo ka xanaaqa reeraha ayaad kaliftay inaan ku dhawaaqo.

Ana aan isu kaa sheego waxaan ahay nin daga Galbeedka aad sheegatay oo ah nin Sacad Muse ah oo Reer Gadiida ninkaa Siciid Mursalna waa nin aynu isku cid nahay.

waxaan ku leeyay inaadeer ninka ragi haduu yahay nin xiniin u dhashay lama  xaqi ro anigaygan kula hadlayaa joogto ayaan u akhriyaa maqaaladiisa waana wax ku kayd san Websites ka haday tahay HADHWANAAG, OODWEYNE, TOGAHERER, QAR AN IYO LONGLIVESOMALILAND intaasiba way hayaan qoraaladiisii.

Sanwaa waa weerar yahan xaga siyaasada markuu difaacayo UDUB waxaanu wax ka sheega hogaanada mucaaridka taasi way jirtaa waana wax cad. Gundhigaygii waxa weeye horaa loo yidhi AFKAAGOO KU XIDHA OO KU FURAN WAAYA ALLA GOO BAA LA YIDHAA bal noo cadee oo warbaahinta ku sheeg goorta uu soo hadal Qaaday H Jeclo ama H Yonis ama H Awal ama Reero kaleba waanu kaaga fadhinaa!!!!!!!!

maxaad u sheegi wayday Faysal C Waraabe ee uu leeyay Burkuu ka booda sida  Ba kaylaa ama C/raxmaan Ciro oo uu ku dhaliilayo inaanu iman tacsidii manuu caayin kuligood ee wuu canaantay.

iga raali ahaada dhamaantiinba waa mahadsantiin.

Sanwaana waxaan leeyay saaxiib xaal ka qaado hadalada kaaga yimaada  maqaala daada sida inantaa fihiima oo si kulul kuu canaantay halkaasna ka wad balanteenu waa inoo websites dhexdhexaadka ah.

 


 


Mr.Gahayr

gahayr_1977@live.com
Toronto,Canada