Safiirkii hore ee Somaliland u Fadhiyi Jiray Dalka Maray ka nka Sac ad Sheekh Cismaan Nuur ayaa Ka Digay Cawaaqib Xumada ka Iman Karta Shirka London uga Furmaya Somaliland Iyo Somaliya.

 

 

 

 


Hargeisa (TNN)safiirkii hore ee soomaaliland u fadhiyi jiray dalka maraykanka sacad shiikh cis maan nuur oo maanta u waramayay Waaheen ayaa si adag u naqdiyay wada hadal kasta oo dhexmara soomaaliland iyo soomaaliya.

ugu horeyn waxa uu safiirkii hore ee maraykanku ku eedeeyay xukuumada somaliland ka ara misa somaliland inay bedeshay siyaasadii arimaha debeda ee mudo 21sano la ilaalilanayay wa xana uu ku tilmaamay shirkii london ka qabsoomay mid aanay u dhamayn bulshada somaliland.

waxa kale oo safiirkii hore ee somaliland u fadhiyi jiray maraykanku carabaabay in hadii mucaa rad xooglihi ka jiri lahaayeen somaliland aanay dhacdeen in laga qayb galo shirar lagaga wada hadlayo siyaasada soomaaliya.

safiirku waxa uu intaa ku daray in aanay cidina ku khasbin somaliland inay ka qayb gasho shir arka soomaalida balse ay tahay wax ay xukuumadu Taageersan tahay oo ay doonayso in Som aliya kursi la fadhiisato.

Isaga oo sheegay in waqtiyadii xukuumadii horena aanay cidi ku khasbijirin somaliland inay lahadasho somaliya .
 

 

source:Waaheen