Qarax ka dhacay magaalada Hargeysa
Hargeysa (TNN):-Waxaa caawa ,goor saacadu ku dhawayd 12:00
habeennimo, qarax weyn oo laga maqlay xaafado badan ka dhacay
magaalada Hargeysa. Qarax ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska jidka Togdheer ee Caasimada Hargeysa, halkaasoo
walax loo malay nayo miino gacanta lagu sammeeyay ,ay ku qaraxday
meel biyo mareen ah.
Lama garanayo illaa hadda ujeeddada qaraxaas oo dad badan hurdada ka
kiciyey, wa xaana goobta soo gaadhay ciidamada Booliska kuna hawlan
sidii loo baadhi lahaa ,gac antana loogu soo dhigii lahaa cidii ka
danbeysay
Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland
|