Ogeysiis muhiim ah

Safaaradda Somaliland ee UK waxay
ogeysiineysaa dadweynaha reer Somaliland ee ku no ol UK inu wasiirka
Macdanta iyo Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane
Eng. Xuseen Cab di Ducaale
oo ka mid ahaa wefdigii Madaxweynaha Somaliland ku
wehelineyey booqashadii Turkey oo imik ana booqasho shaqo ku jooga
dalkan UK uu kulan xog warran ah la yeelan d oono dadweynaha reer
Somaliland maalinta Jimcaha ee Bishan March
tahay 22, 2013 hadd ii EEBBE idmo.
Shirku wuxu bilaabmayaa 6pm
Goobta kulanku waa:
Nadi Park Royal
260 Old Oak Common Lane
NW10 6DX
Nearest tube station:
Wilesden Junction Bakerloo line iyo British
rail
Buses: 228 and
266
Faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh
0207 702 7064 ama
07507666885
|