Soo dhawaynta gudoomiyayaasha jaamacadaha Somaliland

 


Urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community, isagoo la kaashanaya ururada SSE iyo SSUK, wuxu Somalilanders-ka dagan London usoo bandhigaya kulan qiimo leh oo aynu kusoo dhawaynayno gudoomiyayaasha jaamacadaha Somaliland oo socdaal ku  ma raya dalkan Ingiriiska. Mudanayaashu waxay inooga warami doonan horumarka laga  ga adhay tacliinta sare ee Somaliland, waxa walli ka dhiman iyo caqabadaha horyaala.

Waxa kaloo aynu munaasibadan kaga doodi doona oo aynu fikradaha isku waydaarsan doonaa doorka ay tacliintu ka ciyaarto amma ay tahay inay ka ciyaarto dhisida iyo horumarinta qaranimada.



Waxa martida ka mida: Professor Suleymaan Axmed Guleed, Dr Cadbisalaan Yaasiin  Max amed, Dr Xuseen Bulxan, Dr Saciid Axmed Xasan, Professor Yusuf Kirix iyo marti sharaf kaloo badan.



Taariikh: 13-ka Desember 2009

Madasha: Dominion Arts & Cultural Centre, 112 The Green,

               Southall, UB2 4BQ


Wakhtiga: Bilaabmaysa 2-da galabnimo, dhamaanaysana 6-da



Wixi fahfaahin ah kala soo xidhiidh xafiiska West London Somaliland Community nambarka ah 0208 848 1180 amma kuwa gacanta ee kala ah 07957758340 iyo 07984676106



Gudida qabanqaabada