ogaysiis xuska sanad guurada 51 kontanaad ee ka soo wareegtay marki ay somaliland ka qaadatay xoriyadeeda mustacmaradii ingiriiska

 


Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan bahwaynta Timacade News, salaan ka dib wa xaan h alkan ka ogoysiinaynaaa dhanaaam shacbi wayna reer Somaliland ee ku dhaqan Faransiiska iyo jaa rkiis, in lagu qaban doono magaalada Rennes ee dalka Faransiiska , xaflad si wayn loo soo agaasiimay oo lagu xusa ayo 51 guuradii ka soo wareegtay markii ay somaliland xoriyadeeda ka qaadatay mustacmaradii Ingiriiska.

 

Hadaba waxaa halkaa idiinku diyaar ah habeen kaas fanaaniinta waa wayn eee kala ah Sahra Ahmed Mohamuud (Sahra halgan) iyo Nuur Jama Aadan (Nuur Daalacay).

 

Wixii faah faahin ah , waxaad kala soo xidhiidhaan  xafiiska Jaaliyada ee magaalada Rennes

 

0033290096567 ama 0033617867467 ama 0033624498145 ama 0033622224774.

 

Hadab balanteenu waa habeenka Sabtida. 2 july 2011,  Saacaduna waa 7:00pm ilaa 1:00am