Ogaysiis Xaflada Sanadka18-ka May ee Caasimada Jarmalka Berlin oo
Kulmin Doonta Masuuliyiin iyo Fanaaniin Qiimo ku leh Somaliland Ha
Moogaan

Waxaala Ogaysiinayaa Bulsho Waynta ku Dhaqan Wadanka Jarmalka iyo
Hareerihiisa in
Sanadkan markay Taariikhdu tahay 17-05-2014
Maalinta Sabtida Habeenka Axaddu soo Galayso lagu Qaban doono
Xafladdii
Sanad Guurada 23-aad ee ka soo Wareegtay Aasaaskii Qaranimada
Somaliland oo
ahayd 18-ka May 1991, taasi oo ka dhici doonta Magaalada Berlin ee
Caasimada
Wadanka Jarmalka.
Halkaasi
oo ay ku kulmi Doonaan Fanaaniin Waawayn oo Magac iyo Milgo ku
Dhexleh Bulshada
Somaliland, Wasiiro ka Socda Xukuumadda, Xildhibaano, Madaxda
Jaaliyadda
Somaliland ee Wadankan Jarmalka, Abwaano iyo Dadwayne kale oo Tiro
badan oo ka
Qayb gali doona Munaasabada Dabaal Degga Sanad guurada 23-aad ee ka
soo
Wareegtay Maalintii Dhidibada loo taagay Jamhuuriyada Somaliland.
Xafladan
oo Noqon doonta Tii ugu Balaadhnayd ee Abid lagu Qabto Dalka
Jarmalka Gaar
ahaan Magaalo Madaxda Berlin taasi oo ay Dadwaynaha ku dhaqan
wadankani si wayn
u Sugayaan, Si Balaadhana looga Dareemayo Qabanqaabadeeda Gudaha
Wadanka
jarmalka.
Wixii
Faahfaahina ee intaa Dheer kala Xidhiidh Gudida Qaban qaadada
Xaflada 18 may Germany oo kala
ah:
Bushaaro
Jaamac Saalax
Mustafe
C/kariin Cali
(Future)
Abwaan
Khaalid Cabdi Yuusuf (Miino)
Contacts:
004915218734711
004915211362237
|