Ogaysiis Muhiima

 

Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo la kulmaaya Jaaliyad Norway, Maalinta Sabtida September 13.2008.

Ogayasiis dhamaan dadwaynaha reer Somaliland ee kunool wadanka Norway, gaar ahaan Oslo.Waxaan maalinta jimacaha bishu tahay 12.09.08 imaanya weft culus oo ka kooban Gudoomiyaha iyo G/Xigeenka Golaha Wakiilada Jamhuuriya Somaliland, Mudane A/rahman Abdilahi Ciro iyo Mudane, Abdiasis Mohmaed Samale.

Shirweyne ay kula kulmayaan jaliyada reer Somaliland ayaan ka dhici doon magaalada Oslo,

malinta sabtida 13.09.08. kl. 17:00 til 20:00, kusoo dhawaada rag iyo dumarba.

Shirweynuhu waxaa ka dhacayaa :

Tøyenbekken 5, Grønland.

Wixii War ee ku saabsan Shirweynaha iyo Waftida intay Norway Joogaan kala xidhiidha :·



Hussein Adib
, Gudoomiyaha Jaaliyad Somaliland, Tlf : 00 47 98471263·
Sulub Warsame, Tlf : 00 47 4107570·
Ali Cidiin, Tlf : 00 47 92602653·
Fadumo Madar, Tlf : 00 47 92836041.