Ogaysiis Muhiim ah: Xaflada Furitaanka Xafiiska Xisbiga UCID ee Germany oo ku Beegan 13-12-2014. Frankfurt.
 





Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Reer Somaliland ee ku Dhaqan Wadanka Jarmalka iyo Hareeerihiisa in Maalinta Sabtida ee Taariikhdu tahay 13-12-2014 Saacadu marka ay tahay 16:00 Galabnimo Lagaaga Furayo Magaalada Frankfurt am Main ee Wadanka Germany Xafiiskii Guud ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka (UCID ) uu ku yeelan lahaa Wadanka, Halkaasi oo lagu qaban doono Munaasabadii Furitaanka Xafiiska Xisbiga ee Dalka Germany oo ay ku Kulmi Doonaan Masuuliyiin Dalka Miisaan Culus ku Leh iyo Hogaanka Cusub ee Dhawaan loo Soo magacaabay Xisbiga ee ka Hawl gali doona Dalkan.

Waxaa lagu Wargalinayaa Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee ka soo Qaybgalaya iyo Marti Sharafta kale ee Lagu Casuumay Munaasabaasiba inay Wakhtiga Dhawraan

Wixii Faahfaahin ah ee Dheeri ah kala Xidhiidh Telefoonada Hoos ku Qoran iyo Ciwaanka Goobta Xafladu ka dhacayso.


Mainfeld Kulturzentrum Im Mainfeld 6 /Frankfurt am Main niederad/Farankfurt Main.Strasse Bahn 12-15-21



Ama Telefoonada Hoos ku Xusan



Axmed Xaaji Nuur (Axmed Gadhle) 015215948462

Axmed Shawqi Cartan 015215948462

Jaamac Maxamed Xandule 015215413722