OGAYSIIS MUHIIM AH – UCID MINNESOTA

Qabashada Shirkii Sanadlaha ahaa ee UCID Minnesota iyo Doorashada
Guddi Cusub ama Wakhti u kordhinta Gudiddii hore.
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan xubnaha xisbiga Ucid Minnesota/USA
iyo taageer ayaasha xisbigaba, iyo cid walba oo danaynaysa, inay ka
soo qayb galaan shirka sannadlaha ah ee xisbiga UCID, laanta
Minnesota (Annual Conference of UCID in MN)
Meesha: Luthern Social Service: 2400 Park Ave South, Minneapolis, MN
55404
Wakhtiga: Saturday, May 10, 2014 inta u dhaxaysa 4:00 pm to 9:00 pm
(Fadlan wakhtiga ha la ilaaliyo)
Wixii faahfaahin ah ee dheeraad ah kala xidhiidh
Hassan Yonis Abdillahi @ 612-618-296
Abdiaziz Mohamed Buba @ 763-528-3900
|