Ogaysiis Muhiim ah: Shabakada Gabiley News oo ka Guurta Domain-kii hore una Wareegtay Gabileynewsonline.com

 

Maamulka Shabakada Caalamiga ah ee Gabiley News waxa uu la socodsiinayaa Akhristeyaashiisa Sharafta Badan in ay ka Guureen Domain-kii hore ee ahaa Gabiley.net isla markaan ay uwareegeen Gabileynewsonline.com

Maamulka Shabakadu waxa uu ku Wargalinayaa Akhristayaashiisa Sharafta leh in Cilad soo noqnoqtay awgeed ay uga Guureen Domain-kaasi isla markaana ay Raali galin ka bixinayaan muddo kooban oo uu hawada ka maqnaa.

Maamulka Gabiley News waxa uu Akhristayaashiisa u balan qaadayaa inay ka heli doonaan Wararkii Dhexdhexaadka ahaa ee looga bartay, Faalooyinkii dhaxal galka ahaa, Barnaamijyadii gaarka ahaa iyo waliba Waxyaabo cusub oo lagu soo kordhayay Shabakada.

Waxaad kala soo xidhiidhi doontaan emailadii caadiga ahaa ee aad horeba ugala xidhiidhi jirteen shabakada Gabiley News ee kala ahaa.

contactgabiley@yahoo.com
gabileynews@hotmail.com

Maamulka Guud ee Shabakadda Gabiley News.