Ogaysiin dhamaan dad weyanaha Reer Somaliland ee degan magaa ladda Birmingham iyo Nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in laqaban doono shirkii Dib udhiska Madaarka Burco

 


Ogaysiin dhamaan dad weyanaha Reer Somaliland ee degan magaaladda Birmingham iyo Nawaaxigeeda wax aa la ogaysiinayaa in laqaban doono shirkii Dib udhiska Madaarka Burco .

Waxaa jiray in uu baaqday shirkii asbuucii hore kadib markii hawadu xumaatay,dadkana ay ku adkaatay in a y yimaadaan maalintaas.Shirkan ayaa isugu jiraa xogwaran iyo dhaqaale u ururin madaarka, sidaas awgeed waxaan ka codsanaynaa in ay ka soo qaybgaal dhamaan inta jecel horumarka iyo dib u dhiska madaarka Taarikhda dheer ee magaalada burco iyo guud ahaan dalka Somaliland.

Waxaa inagala soo qayb gelidoona Gudoomiyaha gobolka Todheer Abdo Ahmed Mahamed iyo Gudoomiyaha Gudida dib dhiska madaarka Burco Sheikh Ali Mowlid .

Shirku waxaa lagu qabnayaa :

Friendship Institute

220 Moseley Rd
B12 0DG


Maalinta Jimac 01/02/13

Saacadu tahay 4:00PM galbnimo ilaa 8.30PM fiidnimo haddii ilaahay ka dhigo.



Waxaan marlabad ka codsanayaa dadka inay ka soo qayb galaan..Haddii aad u baahato faafaahin waxad la soo xidhidhaa. Musse Askar Guleid TLfkan 07878136290
Yusuf Mohamed Ali (Deeq) Mobile:07811255103