Xaflada sharafeed

 



Gudiga fulinta ee Xisbiga Waddani UK waxay Ogaysiinayaan Dhamaan laamaha Iyo Taagee ray aasha Xisbiga Waddani UK in la qaban doono Habeenkan jimacaha 6/1/17 Xaflada bala adhan oo aad loo soo Agaasimaya,Xafaladaas oo lagu soo dhaweynayo Xubnihii hogaanka Sare ee Xisbiga Ucid Uk oo dhamaantood miisaan siyaasadeed leh, Kan mid ahaa Garabkii Jamal Cali Xuseen ee Xisbiga Ucid Waxaan hogaaminaya Gudoomiyihii hore ee Xisbiga Ucid Uk .
Hadab Waxaanu si sharaf Iyo karaamo leh idiinka codsanayanaa Dhamaan Bahweynta Xis biga Waddani Uk inaad si weyne uga soo gashaan Xafaladaasi . Isla markaasna aad waqti ga Ilaalisaan Fadalan .

Gaabtu Waa

Diamond Banquiting
142 Broadway West Ealing London
W13 0TL
> Waqtuguna Waa 6.00 pm Ilaa Iyo 12.00 Am
Friday 06/01/17
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh
Gudoomiyaha Abaabulka Mohamuod Siciid M Nur Mob 07422537617.
Gudoomiyaha Gabarbka dhalinyarada Abdihakin Camuud Moble .07908211106
Iyo Gudoomiyaha Bartakoolka Mohamed Qawdhan Yoolac Moble 07957292483.

 

 



By. Xoghayaha warbaahinta Waddani Uk Mataan