OGAYSiI XAFLADA XISBIGA WADDANI UK

 

 


 


Dhamaan Gudiyada Laa'amaha Xisbiga Waddani ,Dhamaan taageerayaasha Xisbiga Waddani ,Dhamaan taageerayashii isbedel doonka ee Ka soo diga rogtay Xisbiga kulmiye Iyo Dhamaan taageeryasha hada ku soo biiray Xisbiga Waddani ee Ka soo diga rogtay Xisbiga UCID . Waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono Xaflada balaadhan oo uu Ka warami doono Gudoomiyaha Mu staqalka ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaciil Jirde. Xafladaasi oo noqon doonta mid Taariikhiya Waxaa uu gudoomiye Cabdiqadir Jirde ugu xog warmi doonaa Dhamaan Xisbi w eynaha Waddani Iyo inta danaynaysa horumarka dalka Iyo duruufaha ku gadaaman dalkeena ba . Hadaba Dhamaantiin waxaanu idinku casuumaynaa inaad Ka soo qayb gashaan Xaflafa Xil dhibaan Cabdiqaadir Jirde Iyo London. Goobtu Waa 69-89 Mile End Road. London. E1 4TT. Wixii Faahfaahin la xidhiidh Gudoomiyaha Abaabulka MM Nur mob 07397192707.

 

 

Xoghayaha warbaahinta Waddani UK Mataan M Omar .