WAR-SAXAAFADEED
Ku: Xasan Digaale Xuseen =Balligubadle =
Ku: Muxumed Aw Daahir Ismaaciil =Balligubadle =
Ku: Cabdillaahi Maxamed Cali =Balligubadle =
Ku: Cabdiqani Faysal Maxamed =Balligubadle =
Ku: Jamaad Aw Ismaaciil Qallinle =Balligubadle =
Ku: Xaawa Abiib Cabdi =Balligubadle =
Ku: Safiya Ismaaciil Daahir =Balligubadle =
Ku: Cabdixakiin Maxamed Maxamuud (Cabdixakiin Cujuul) =Balligubadle
=
Ku: Axmed
Cabdillaahi Aw Cabdi (Axmed Daahir) =Balligubadle =
Ku: Cabdirisaaq Muuse Cali =Balligubadle =
Ku: Cabdiqaadir Barre Raage =Balligubadle =
Ku: Cabdirixiin Cabdillaahi Yuusuf =Balligubadle =
Ku: Ibraahim Yuusuf Mooge =Balligubadle =
Ku: Cabdi Cumar Xaashi =Balligubadle =
Ku: Cabdalle Maxamed Kirix =Balligubadle =
Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =
Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka
Hawd
Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Fulinta Gobolka
Hawd ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka
abaabulka xisbiga, waxa maanta oo ay bishu tahay April 18th, 2017
loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Fulinta
Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
1. Xasan Digaale Xuseen – In maanta laga bilaabo uu ahaado
Guddoomiyaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
2. Muxumed Aw Daahir Ismaaciil – In maanta laga bilaabo uu ahaado
Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
3. Cabdillaahi Maxamed Cali - In maanta laga bilaabo uu ahaado
Xoghayaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
4. Cabdiqani Faysal Maxamed - In maanta laga bilaabo uu ahaado
Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
5. Jamaad Aw Ismaaciil Qallinle - In maanta laga bilaabo ay ahaato
Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
6. Xaawa Abiib Cabdi - In maanta laga bilaabo ay ahaato
Guddoomiye-ku-xigeenka Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga
KULMIYE.
7. Safiya Ismaaciil Daahir - In maanta laga bilaabo ay ahaato
Afhayeenka Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
8. Cabdixakiin Maxamed Maxamuud (Cabdixakiin Cujuul) - In maanta
laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka
Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
9. Axmed Cabdillaahi Aw Cabdi (Axmed Daahir) - In maanta laga
bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga
KULMIYE ee Gobolka Hawd.
10. Cabdirisaaq Muuse Cali - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa
Xidhiidhka Saxaafadda iyo Warbaahinta Gobolka Hawd ee xisbiga
KULMIYE.
11. Cabdiqaadir Barre Raage – In maanta laga bilaabo uu ahaado
Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
12. Cabdirixiin Cabdillaahi Yuusuf - In maanta laga bilaabo uu
ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Gobolka Hawd ee xisbiga
KULMIYE.
13. Ibraahim Yuusuf Mooge – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa
Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
14. Cabdi Cumar Xaashi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa
Dhaqaalaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
15. Cabdalle Maxamed Kirix - In maanta laga bilaabo uu ahaado
Ku-Xigeenka Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Hawd ee
xisbiga KULMIYE.
Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin
in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda xilalkooda
heer Gobol ee xisbiga KULMIYE.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
|