MUSHARAXOW HARGEYSI NOQON MEYSO KU QABSO KU QADI MEYSID, wa in la isixtiraama o musharax kaste dagaankiisa iska so sharaxa

 


Waxan saaka halkan salaan diiran u so marineya dhamaan warbaahinta iyo saxaafadda ku abtirsata somaliland meelkaste o ay ka hawlgasho, waxan si gaar ah ugu so diraya hambal yadeyda iyo salaanteyda mareegaha somaliland e anu xidhiidhka wanaagsan leenahay e m ar walba noo hagar baxa.

In dhaweyd ba waxba maan so qorin o waxan dareemay shacabkii somaliland o xanuunkii iyo dareenkii anu qabney mid la mid qaba oo runtii na so gaadhey islamarkan kuso batey in ay saxaafadii iyo warbaahintii ba la so xidhiidhaan oo ay dareenkooda so gaadhsiiyan, runt iina wa guul inu dareenkii wada gaadhey dhamaan shacabka somaliland o meel loo wada je edo maanta.
 

Baryahan dabena waxa isa so taraya o runtii saxaafada kuso badaneya iguna kalifay in an dareenkeyga dib idiku so daabaco markaan arkey musharaxiin hamigoodu yahay in ay ka q eyb galan golaha dagaamada e ay ka so jeedan iyo kuwo hamigoodu sareyo oo uu siinayo in ay dagaamo kale iska so sharaxi karan, waxase aad ula yaaban ahey o nasiib daro ah in ay jira musharaxiin iyo ururo jaha wareersan o doonaya in ay ka so sharaxaan dagaamo a ney u dhalan, waxad mooda in maanta marka laga hadalayo dagaamada somaliland HARGE YSA LAGA DHIGO dagaan an cidna ku suntaney oo ah dagaan cid walba sheegan karto run tiina wa nasiib daro dadka sida u fakareya o waxay baal marsan yihiin in ay Hargeysi tahay dagaamo la dagan yahay o dagaan kaste la garaneyo reeraha daga ama ku suntan, intii an ey somaliland dhalan wa xaqiiq in ay dagaamadu ino kala suntaneyeen lkn maanta waxad mooda in dagaanka HARGEYSA SI GAAR AH ISHA LOOGU SO HAYO AMA LA RABO IN LA YID HAAHDO KU QABSO KU QADI MEYSID

Waxa runtii mudan inu shacabka reer somaliland isixtiraamo o la isqadariyo oo milgaha som alilandnimada la dhawro, maaha in la isku so xadgudbo waxa la dooraneya wa gole dagaan maaha doorasho madaxda weyne, golaha dagaanka Hargeysa wuxu la mid yahay ama la xe er yahay sida dagaamada kale e somaliland mana jiro xeer ila hada qeexeya in ay Hargeysi tahay caasimada cidwalba iska so sharixi karto wa dagaan la mid ah dagmada SHEEKH AMA QOORLUGUD IWM

Waxan kuso gabagabeynaya qoraalkeygan gaaban kuwa had iyo guur ku doodaya HARGEY SI WA CAASIMADI O CIDI MA KALA LAHA ISLAMARKAN biriiqa hoosta kaga adimaya e leh madaxweynuhu wa REER HEBEL ama wa reer BURCO KALA DAAYA LABADAASI MADAXWE YNUHUNA WA REER HEBEL HARGEYSINA WA MEEL UMADA U DHEXEY

Uruada cusubna mid baan leeyahay waxad moodaan in ad durba fashilanteen o ad nidaamk ii dimuqradeyda aheyd e la idinka filaya ad baal marsan tihiin, markaad eegto sida ad u so xuleysan musharaxiinta golayaasha dagaanka, waxad mooda inu gudoomiye kaste ba doon ayo inu reerkiisa kalsooni kaga helo musharaxiinta u so qadimayo e u waliba si gaar ah ugu so qoondeynayo in ay ka qeyb galan golaha dagaanka HARGEYSAin ay yihiin kuwa reerkoo da ah o an dagaan ahaan ka so jeedin magaalada HARGEYSA ,waxanu si cad idinku sheege yna inaad golaha dagaanka HARGEYSA ka so xulatan musharaxiin u dhashay dagaanka Har geysa e ururkiina taageersan ama ka mid ah haddii taasi dhici weydo wax hubaal ah inaad afka ciida dari doonta e OGAADA TALADAN LA RUUGIN WA LAGU RAFAADA.


Waxan ka codsanaya golayaasha qaranka e uu sideeda bilood hor yaale xeerka caasimadu in ay ansixintiisa sida ugu dhakhso ah badan u dameyaan dareenka shacabkan xaq dhawr aan o ay dhameystiran.


Wa bilaahi tawfiq

 


 

 

 

 

Omar Darood Hassan
Norway