Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shacabka Ka Tacsiya ddeeyay Geeridda Marxuun Xaashi Ismaaciil Aadan Oo Hargaysa Ku Geeriyoodday

 



Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, a hna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah ha y’adaha Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo dibadda iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoy ska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Somaliland geerida ku timi Alle ha u na xariistee Marxuum Xaashi Ismaaciil Aadan oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa maanta oo taariikhdu tahay 04/02/2017.

Marxuum Xaashi Ismaaciil Aadan waxa uu ahaa addoon wanaagsan oo ku suntan samo-fal ka iyo jacaylka waddaniyadda dalkiisa hooyo, waxa uu ka mid ahaa dhallinyaradii taageera da ballaadhan ka gaystay halgankii dib-u-xorayntii waddanka ee xilligaa ku noolayd qurba ha, gaar ahaan Maraykanka, waxa kaloo uu dadaal badan ku bixiyey hano-qaadka iyo guul ihii uu soo hooyey xisbiga KULMIYE oo uu muddo dheer xubin ka ahaa.

Guddoomiyuhu waxa uu Marxuumka Alle uga baryayaan inuu jannadiisa Firdowsa ka waraa biyo, qoyska, qaraabada iyo shacabkaba Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo.

 Aamiin….Aamiin….Aamiin
 


Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE