Murashaxa Madexweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal waxa sita Duufaanka layidhaahdo yeedho HAYIAN bal daawada halkuu wax kadayey maanta






Somaliladu waxay ku mahmahdaa (Dhubuq dhubuq hore badhana haysi danbe ayey leedaheyd
 

Waxa aan maanta ku arkey Jamaal oo war baahinta sii yey war saxaafded kaas oo kagaga Ha dley dad la xidhey oo bilaa danbi ah taas oo jeedada ka danbeysey ay tahey in uu dadka u tu so in booliska somaliland iska soo xidhaan iyaga oo bilaa danbiya haba waxa iga yaabiyey xilig a uu Jamaal noqdey danbi baadhe .

Tan iyo intii uu jamaal xuseen ku soo biiray saaxada siyaasada waxaa marag madoon ah in uu dhex dabaalanayo oo dhibaato mooyee wax dheef ah ku soo kordhin dadka ama dalka somalil and ee inta badan dadaalka loogu soo jiray mid Halgan mid nabadeed mid Xisbiyo ah hadaba Jamaal markii uu Siyaasada Somaliland uu ku baabiiyay Xisbigii weynaa ee Udub ee kamid ahaa asaaskii dimuqraadiyada iyo asxaabta Somaliland taas oo ay usoo raaceysay in mashruucisii dhamaadey islamarkaana Xisbiga Ucid laftiisu kaga , badbaadey dirqi iyo mid lawada ogaa wa xa kale, oo aynu ognahay inta jeer ee jamaal Cali Xuseen cataaqdaeeyay Xisbiga Ucid ee uu baal marey Madaxda Xisbigaasi dhibaato iyo dheefba usoo dhabar adeygay sida kadaba hada lkii, Gudoomiyaha imika u jawaabayo mujaahid muuse biixi uu badaley uu ka dhigey mid kala qa ybin ah waxaan leeyahey maaha sidaas Jamaalow dee waa hal adayga lagu yaqaan Mujaahid ka iyo bogsiin waxa dhacay oo ah is ku day dil lagu kacay Mijaahidka maxamed Kaahin bal had aba hadalkan ka soo yeedhay Jamaal cali xuseen maaha mid nin dalka mustaqbal ka qabaa ku hadlo waxaan u arkaa inuu taageersan yahay ama uu doonayo in sidaas uu taageero ku helo oo uu ka faa’iidaysto arinta iskuday dil kaas oo u baahan in ciidanka booliska loo daayo si ay uga baaraan dagaan midha darey hadaan bari duuduub ku liqi jirey doorkan waxaan hubsana yaa dirxi ku hoos jiro waxaan leeyahey reer Somaliland hal iska hubsado waxaan maanta hada lkeyga ku soo koobayaa Jamaal cali xuseen waxa u fiican adigu heesihii iyo qosolkii wax kale ku soo kordhi, ninba intuu gashadey ayuu ka maalaaye
 

 


by Ahmed Mooge (Axmed Jimce)
ahmed-aadan1@hotmail.com