Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay,laguna xusa yey maalinta
Qaranmada Somaliland ee 18 May,oo lagu qabtay Magaalada Gorinchem ee
Dalka Holland
Xaflad si heer ah loo soo abaabuley oo ay soo agaasimeen Ururka
Nomad ee wadanka Holland ayaa lagu dhigay Magaalada
Gorinchem, waxaa halkasi lagu soo bandhigay Gabayo, Ciyaaraha hidaha
iyo dhaqanka iyo heeso wadani ah.
Waxaa kale halkaasi lacag loogu yaboohay wadada Ceri-gaabo
lacagtaasi oo ay ku yaboohee n Ururka Nomad Garabka
Hooyo Wa lama Huraan. Ururkaasi oo marar hore u caawiyey Gobola da
wadanka mi Darif ilaa darif.
Ururka Nomad
|