MEE MADAXWEYNAHEENI ??????????????????

 



Madaxweyne Siilanyo dalka wuu ka dhoofay, warkiisana waxa la helay dhoof kana deg Istanbuul, maali nti xigtayna rag is arkee, deedna maql iyo muuqaal midna lama arag.
Ma aha wax caadi ah in nin dal dhan ka masuul ah la waayo warkiisa. Waxa cadaanaysa amba inayna jirin wax nidaam ah oo Saomaliland ku shaqayso sida caalamka oo ay waajib tahay in lala socdo saacad saacada warka madaxweynaha, amba waxa jira wax la qarinayo iyo sidii socdaalkii la odhan jiray Shiine ayuu tegay ee la sii mariyey Diredhabe, lana waaayey wax raad ah oo Shii ne ah, bal se uu boqor Buur madow kashifay inuu meelo kale ka degay, Cukusana arrintaas wuu ku qosal oo wax ayuu ka ogaa.

Meesha waxa yaala wax weyn oo u baahan inaynu runteeda ogaano. Dalkan ma habboon in maa fiya a an la doorani Mdaxweynahii la doortay ay afduubaan ooy kolba sida caruusadda caaga ah ay meel u kexeeyaan, ka kaxeeyaan, qariyaan. Wax kale ayaa la sheegayaa oo isaga iyo Wasiir ka Cusub ee Arrim  ha Debedda< Xagletoosiye iyo Cukuse ay wadaagaan. Ma hubo oo intaas u dhaafimaayo, kolka se aan gunteeda helo waan idinla wadaagi doono. Allow sahahl.

Waxa la yidhi doorkan waxa Xirsi loo reebay inuu xisaabaha sii asturo, wiilkii Morgan waxa la yidh i xisaa baha ka furan Imaaradka iyo waxa Xirsi soo gudbiyo astur. Waa fiile isku xidhan. Waxa la leeyahay xa alad caafimaad oo culus ayaa loo aamusay dalkana looga bedeley oo France iyo mee l Somaliland ku yar tay ayaa la aaday. Tolow Madaxweynahu ma ciirsan doona Madxaweynahi h ore Rayaale isaga dalkan ka yaqaane. Allow sahal.

Madaxweyne waan kuu duceeya, oo maanta duco culus ayaad u baahantay ee Alle ha ku siiyo caafimaad. Alle ha ku tuso waxa dalka ka jira. Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim
 

 


Cabdi Xaji Axmed
hargeysawi@ymail.com.