Mayorka magaalada Tog-wajaale,Adan Shiine, oo ta csi u dir ay ehelkii,qaraabadaii iyo shacabka Somal iland ee uu ka baxay marxum Fuaad Aadan Cadde

 

 

Birmingham,UK (TNN) :-Mayorka magaalada Tog-wajaale,Adan Shiine, ayaa tacsi u diray ehelkii,qaraabadii,asxaabtii iyo shacabka Somaliland,ee uu ka baxay La-Taliyi hii hore ee Madaxweynaha ee Arrimaha Bariga Somaliland,marxuum Fuaad Aadan Cadde,oo dalka Turkiga ku geeriyooday.

Mayor Adan Shiine,wuxuu  Allah uga baryey inuu marxuumka Janno Fardawsa ka waraabiyo,dhammaan reer Somalilandna samir iyo iimaan ka siiyo

 

 


Timacade News Desk
Birmingham,UK