Mayarka degmada Tog-wajaale,Adan Shiine,oo tacsi tiira anyo leh u diray qoyskii marxum  Cabdi Jaamac Faarax

 

 

Hargeysa (TNN) : -  Mayorka Degmada Tog-wajaale,Adan Shiine,oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii & asxaabtii uu ka baxay marxuum Cabdi Jaamac Faarax,oo maalnitii Axada,5 June,2016,ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Marxuumku wuxuu ka mid ahaa Xidigihii Kubada Cagta ee Gobolka Tog-dheer ee sannada dii 1984,1985 & 1986 guulaha waa weyn ka soo hooyay tartanadii Gobolada ee dalkii laysku odhan jiray Somaliya.

Mayor Adan Shiine , wuxuu marxuumka Rabbi uga baryey inuu naxariistii Janno Fardaw sa ka waraabiyo,Gobolka Tog-dheer & shacabka Somaliland ee uu ka baxayna samir & iimaan ka siiyo.

 



Timacade News Desk
Hargeysa,Somalilad