MAXAMED AXMED CALI(TIIMABRO) OO LOO MAGACA ABAY AGAASIMAHA GUUD EE WASAAR ADDA WARFAAFINTA

 

 

Madaxaweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin , ayaa Maanta u magac a abay Agaasiime Guud Wasaaradda War-faafinta iyo Wacyi gelinta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland isaga oo tix-raacaaya Qodobka 90-aadee Dastuurka Jamhuuiyadda Somaliland, waxaa uu Maanta u Magacaabay
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda War-faafinta iyo wacyigelinta Mudane Maxamed Ahmed Cali (Tiimbarro)


Madaxweynuhu isagoo tix-gelinaaya kartida iyo hufnaanta shaqo ee uu leeya hay Mudane Maxamed Ahmed Cali, waxa uu ku amray in sida ugu dhakhsaha
badan uu ula wareego Xilka Qaran ee loo Magacaabay.

 



ALAA MAHAD LEH

Af-hayeenka Madaxtooyadda
Siciid Cadaani Mooge