Marxuuma: HABOON CABDULAAHI CAAJIIS


 


waxaa halkan tacsi tiiranyo leeh diraaya ,dhamaan hogaamiye dhaqamee dka beelaha gabooye ,Inaalilaahi Wa inaa ilaahi Raajucuun Waxaa maanta oo khamiisa bishuna tahay 23/04/09, ku geeriyootay magaalada Hargeysa, fanaanadii weyneyd ee caanka ahayd

Marxuumada , Haboon Cabdilaahi Faarax.


1:Wasiir ku xigeenka caafimaadka iyo shaqada JSL,, mudane ,Mahdi Cismaan Buuri,
2:Xildhibaan, Jirde Sicid maxamuud,
3:Suldaan Naasir Suldaan CabdiBoqor,
4:boqor, Axmed Iimaan Warsame,
5:Suldaan Cabdirisaaq Xuseen
6:gudoomiyaha,beelaha gabooye ,jsld,mudane, xasan sheekh maxamed
6:Dr Rashiid Cabdi xuseeeeeen,
7: Qusheec Cali Afuriye
8:Cawil Baade,
9: Siyaad suldaan cabdiraxmaan sooyaad,
10: Rabiic Cumar maxamuud,

oo dhamaantood ku nool , magaalda hargeysa ,jsoamliland ,

Waxaaney tacsi u dirayan,iyagooo ka tiiraan yeysan geeridaa naxdinta leh ee ku timid ,marxuumada ,qoyskii & qaraabadii ay ka geeriyootey marxuumada ,inuu ilahey samir & iimaan ka siiyo , & dhamaan shacabka soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba , sidoo kale waxey tacsi u dirayaan ,dhamaan fanaaniinta hobalada soomaaliyeed meelkasta oo ay ka la joogaanba ,waxeyna leehyihiin ilahey samir & iimaan saadaqa ha inaga wada siiyo aamiiiin aamiin aamiin ,marxuumadana ilahey janadii fardoowsa ha ka waraabiyo
aamiiiiiiiiin ,

ciddii u baahan iney tacsideyso , qoyska marxuumada waxey kal xiriirikaran,telefonakn ,,, mobilka ,
002522-4403538, hargeysa jsld

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

barkhad cige
abokoriye1@hotmail.com