Tacsi Tiiraanyo leh


 


Inaa li laahu WA inaa ilayhi raajicuun . Dhamaan Jaliyada Somaliland ee magaalad an Sheffield waxay tacsi u dirayaan qoyskii qaraabadii ehelkii Iyo caruurtii ay ka geeriyootay Marxuumada Canab Carab Khaliif oo goordhaweyd ku geeriyootay Ho spital ka Northern General ee sheffield. Waxaanu Ilahay uga baryaynaa inuu jana tul Aclaa ha ka waraabiyo Dhamaanteen Samir Iyo iimaan inaga siiyo Amiin Amiin
 

 


Mataan M Omar
Sheffield