ٱلَّذِينَ إِذَآ أَصَـٰبَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوٓا۟ إِنَّا لِلَّـهِ
وَإِنَّآ إِلَيْهِ رَٰجِعُونَ

Sheekh C/llaahi Maxamed Cumar oo deggan magaalada Bolton ee dalka
Ingiriisku isaga oo k u hadlaya: magaca dhammaan dadweynaha
muslimiinta - gaar ahaanna Soomaalida iyo Oro mada iyo inta ku xidhan
masaajidka At-towfiiq ee magaalada Bolton- wuxu tacsi tiiraanyo leh
u dirayaa dhammaanba eheladii iyo asaxaabtii Alle ha u naxariistee,
Yuusuf Caddare Cil mi oo saaka ku geeriyoodey shil baabuur oo ka
dhacay dalka Ingiriiska.
Ilaahayna waxannu ka baryaynaa, in uu Yuusuf geeyo jannadiisa
Firdowsa. Ooridiisii, ubadk iisa, eheladiisii iyo asaxaabtana Ilaahay
Samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin Allahayoow.
|