TACSI MADAXWEYNE
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo
wa xa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo
Shacbiga Somalilan d ee uu ka baxay Alle ha u naxariitee Marxuum
Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacm adheere) oo ku geeriyooday Maanta
22/03/2015, gobolka daadmadheedh, kana mid ahaa Odayaashii ka soo
shaqeeyey nabadayntii iyo dib u dhiskii dalka, sidoo k alena ka mid
ahaa ganacsatada dalka ee xoolaha dhoofiya.
Madaxweynuhu marxuumka waxa uu Alle uga baryayaa inuu naxariistii
jannatu fa rdawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii,
Asxaabtii iyo shacbiga Somalil and ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan
saadiqa ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
|