MARXUUM RASHIID XAAJI CABDI CAMIR OO MAANTA HARGEYSA KU GEERIYOODAY

 

Maamulka Shabakadda Timacade News Network (TNN) iyo dhammaan dadka magacayadoodu hoos ku qoran yihiin,  waxay tacsi tiiraanyo leh  u dirayaan dhammaan reer Xaaji Cabdi Caamir
iyaga oo ka tacsiyadeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid, Alla ha u naxariiste, Marxuu m Rashiid Xaaji Cabdi Camir,oo maanta oo bishu tahay 17 October 2013, ku geeriyooday mag aalo Madaxda Somaliland ee Hargeysa.

Waxaanu Ilahay uga baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Marxuumka ehelkii iyo qar aabadiina samir iyo iimaan ka siiyo, amiin.

1- Maaxamed Yuusuf Buux , Marwadiisa Xaliimo Cabdi obsiiye iyo Caruurtooda
2- Maxamed Cabdi Obsiiye , CanabCumar Muxumed & Caruurtoda
3- Maryan Cabdi Obsiiye Odeygeeda iyo Caruurtooda
4- Xasan Yuusuf Buux , Xaasaskiisa iyo Caruurtoda
5- Cabdi Yuusuf Buux, Xaasikiis iyo Carruurtooda.
6- Hooyo Xawa Mawliid Axmed Iyo Carrruteeda
7-Hooyo Cibaado Aw Cabdillahi iyo Caruurteeda.
8- Mukhutaar Cabdi Obsiiye
9- Axmed Jimcaale Cabdi obsiiye iyo Xaaskiisa.
10-Daahir Obsiiye iyo Xaaskiisa.
11- Mustfe Cabdikariin (Mustafe Future)
12- Eng. Maxamed cali Muuse.
13-Axmed bolos , Xaaskiisa iyo Caruurtoda
14-Cali Cumar Xasan , Xaaskiisa Iyo Caruurtooda.
15-Cabdisamad Nuux Cute, Xaaskiisa iyo caruurtooda.
16-Xasan mawliid , Marwadiisa iyo Caruurtooda.
17-Cabdiraxmaan Ibrahim Buux , Xaaskiisa yo Caruurtooda.