MARXUUM MAXAMED CALI FAARAX OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA NAZRET EE DALKA ITOOBIYA

 

 

Anigoo ku hadlay magacayga,Eng. Mohamed Ali Muse,ka marwadayada,caruurtayda ,walaala day, Aabahay iyo Hooyaday,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii,caruurtii,ehelkii, qa raabadii, xigaalkii, gacalkii iyo asxaabtii uu ka baxay,marxuum Maxamed Cali Faarax,oo maalinii Axada, 30 November,2014, ku geeriyooday magaalada Nazret ee dalka Itoobiya.

Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeynaynaa Rooda Maxamed Cali Faaraax,oo marxuumku Aabo u ahaa,isla markaanaa ah xaaska walaalkay , Shiine Cali Muse.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuuka,Maxamed Cali Faarax,danbi dhaaf u fidiyo,iilka u nuuro,u waasiciyo,neecaw udgooniyo,ku siiyo naruuro,Jannatul Farawsana ka waraabiyo, aa min,aamiin,aamiin

 

 انا للة وانا الية راجعون