TACSI TIIRAANYO LEH

 




Dhamaan dadkani waxay Tacsi u dirayaan qoyskii uu ka baxay Marxuum Maxamed Axmed Mixile.oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargaysa, isla maantana lagu aasay


Badhasaabka Gobolka Gabiley Yuusuf Ibraahim Geedi
Maayarka Degmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse
Xoghayaha Dawlada Hoose ee Gabiley C/raxmaan Nuur Abokor,
Dhmaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley
Ururka Walaalaha Arabsiyo ee ka dhisan Dalka Uk,
Ururka Haweenka Gobolka ee Dalka Ingiriiska,
Ururka Gardo, Ururka Saxaafada Gobolka Gabiley,
Gudoomiyaha Ururka Saxaafada Gobolka Gabiley Weriye Nimcaan Dheeg Ibraahim,
Weriye C/risaaq Axmed Hayaan (ilkacase)
Weriye Maxamed Xasan Sh Maxamuud (jubba)
Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahim
Weriye Muxiyadiin Maxamed Daahir
Weriye C/raxmaan Nuux Axmed (Hiiraan)
Weriye C/raxmaan Xaaji Ibraahin
Weriye C/kariim Muxumed Cadde (Qaamuuska)
Weriye Jacfar Cawil Riiraash iyo asaxaabta kale ee kala ah
Mr. C/nasir C/laahi Cabdi (Nasir Dhagolaab)
Mr.Axmed Sh Nuur Ducaale (Ahmed Biito),
Xeer Ilaaliye Yaxye Aw Aadan Muxumed


Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii uu ka baxay Illa ahay ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Axmed Mixile oo xalay ku geeriyooday Magaala da Hargaysa, isla maantana lagu aasay Xabaalaha Aadan Siiro, ee duleedka magaalada Ha rgaysa. Waxaanay dhamaan dadkaasi Marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Qaraabadii, Asaxaabtii iyo Shacabka Reer Somaliland ee uu Ka Baxayna Samir iyo Iimaan Saadiqa Ka Siiyo. Aamiin.Aamiin. Aamiin.
 

 



Weriye Nimcaan Dheeg Ibraahim
Timacade News Desk
Gabiley ,Somaliland