MARXUM MAXAMED ISMAACIIL KAAHIN
 

 


Waxa xaafada Hounslow ee galbeedka London ku geeriyooday  taariikhdu markay ahayd 12/12/2915.


Marxuumku wuxuu ku dhashay magaalada IRINGA ee ku taal carriga TANZANIA 24 Novem b er 1971, isla markaana ku barbaaray Hadaba waxa lagu aasay xabaalaha xaafadii uu d aganaa ee Hounslow jimcihii ina dhaafay 18/12/15 ka dib markii ay booliisku ay baadheen sabata uu dhintay. Dhamaan qaraabadiisii iyo asxaabtii uu lahaa waxa ay EEBE ka tuugay aan inuu janatul fardowsa ka waraabiyo, qabrigana u waasiciyo.


ILAAHAYNA waxaan ka baryeynaa inuu qoyskiisii iyo ehelkiibauu Samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN.