LA-TALIAYAHA MADAXWEYNHA EE DHAQAALAHA, GANACSIGA IYO MAALGASHIGA MUDANE AXMED CARWO OO TACSI U DIRAAYA REER YUUSUF DUCAALE

 



La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Xasan Carwo, waxuu tacsi u dirayaa reer Yuusuf Ducaale isagoo ka tacsidaynaaya gee rida ku timid DIIRIYE BOOBE YUUSUF DUCAALE. Waxuuna Alle uga baryayaa inuu marxuu mka u naxariisto, dambigiisa dhaafo, qabriga u waasiciyo, ugana dhigo beer ka mid ah kuwa Janatul Fardaws.
Waxuuna si gaar ah ugu tacsideynayaa aabbo Boobe Yuusuf Ducaale, isagoo xusay dam qashada geerida ku timid wiil aabihii noolyahay, oo ah mid La-taliyaha dhowaan soo ma rtay. Waa se xaq oo qofna dhaafimaayo ayaantiisa, nin yaraan ku dhinta iyo nin gabow ku dhintaba.
Waxuu la-taliyahu ehel, waalid, walaal, hooyo iyo aabbo, ehel iyo asxaaba Alle uga bary ayaa inuu waafajiyo Samir iyo duco.



Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynha SL ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga