MARXUUM CISMAAN MAXAMED CABDIKARIIM
(
CISMAAN GACANLAW )


 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaa n Bahda Timacade News Network TNN, ee ku kala sugan dunida dacalad eeda,waxaanu tacsi tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraynaa, qoyskii, ehelkii , qaraabadii, xigaalkii,gacalkii, asxaabtii ,Bahda Fanka  &  shacabka Somaliland,ee uu ka baxay  Fannaankii weynaa, walaalkeen,m arxuum  Cisman Maxamed Cabdikariim (Cisman Gacanlaw) ,oo maalintii Khamiista, 25 April 20 13, ku geeriyooday ,laguna aasay ,magaalo mada xda Gobolka Tog-dheer ee Burco.

 


Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
marxuum  Ci sman Maxamed Cabdikariim (Cisman Gacanlaw), naxariistii janno Fardaw sa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.
 




 

 




Maamulka Timacade News Network TNN